Choose your Language:
Upcoming Events
Feb Mar, 2010 Apr
sunmontuewedthufrisat
 
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31
   

Lawrence Heights Site

  • Isniinta, Talaadada, Arbacada & Khamiista.
    8:30 subaxnimo. – 8:30 galabnimo.
  • Jimcaha 8:30 subaxnimo.
    5:00 galabnimo.

Xarunta caafimaadka marka la furo, shaqaalaha uma wada dhamma.

Bathurst-Finch Site

Call 647-436-0385

Xarunta “New Heights Community Health Centres” waxay fidisaa daryeel caafimaadka ku saabsan oo tayo sare leh iyo barnaamijyo ay bulshada u baahantahay si loogu hormariyo awoodooda wax qabsashada bulsho ahaan, iyo qof ahaanba iyo si ay ugu noolaadaan nolol wanaagsan.

Dadka xaafaddan deggan waxaan u fidinaa daryeel caafimaad iyo barnaamijyo ku saabsan ka hortagga cudurrada – dhallaanka ilaa dadka waayeelka ah.

Dadka xaafaddan deggan waxaan ka caawinaa sida ay u aqoonsan lahaayeen, waxna uga qaban lahaayeen arrimaha caafimaadkooda quseeya. Bulshada xaafaddan deggan waxaan ka wada shaqeynaa sida aan u fidin lahayn barnaamijyo iyo mashruucyo kala duwan kuwaas oo ka dhigaayo degmada meel si fiican loogu noolaan karo lagana shaqeysan karo.

Waxaan aaminsannahay in caafimaadka wanaagsan uusan ku ekeen cudur la’aan oo keli ah. Caafimaadka wanaagsan waxaa ka mid ah hoy la awoodi karo kiradiisa iyo meel lagu cayaaro oo nabadgelyo leh. Waxaa ka mid ah hawo wanaagsan iyo in aad hesho waxbarasho iyo shaqo.

Pathways to Education

The program began in the fall of 2007 with local youth entering grade 9. The focus is on providing supports after school to help youth successfully complete high school. Based on the successful model in Regent Park, the program aims to significantly reduce the high school drop out rate and increase the chances of local youth completing post-secondary education.

Youth in the program may participate from grade 9 – 12, throughout their entire high school experience.

Diabetes Education Centre

Nunc libero nulla, consequat et, porttitor nec, laoreet vitae, mauris. Mauris interdum, nibh sed auctor adipiscing, nisl magna placerat nisi

find out more Diabetes Education Centre

  • Daryeelka caafimaadka qoyska iyo shaqsiyaadkaba
  • Daryeelka caafimaadka qofka dumarka ah inta aysan uurka yeelan iyo kaddib marka ay dhasho iyo barnaamijyo lagu taageero dumarkan
  • Barnaamijyo lagu yareeyo dhibaatooyinka maandooriyeyaasha
  • Latalin ku aadan nafaqeynta iyo cilmiga cunidda cuntada caafimaadka wanaagsan keenta
  • Xarumo lagu daryeelo cagaha
  • Latalin qoyska iyo shaqsiyaadka
  • Xarunta laga bixiyo cilmiga ku aadan cudurka macaanka (sokorowga)
  • Barnaamijka Xanaanada Dhallaanka
  • Taakuleyn dhinaca guri helidda, waxbarashada iyo arrimaha socdaalka
  • Adeega tarjumidda
  • Barnaamijka muddada gaaban waalidka caruurta looga haayo
  • Barnaamijyada waayeelka loogu talagalay
  • Kooxaha dhallinyarada ah ee waxbarta waqtiga iskoolka kaddib
  • Barnaamijyada dumarka loogu talagalay
  • Barnaamijka Jihaynta Waxbarashada
  • Barnaamijka iskaa wax u qabso